Meydka socda ee magaalada Muqdisho iyo musiibada taagan !!!

Ugaas ka mid ahaa hoggaan dhaqameedka beelaha Soomaalida ee gobolada dhexe ayaa beri abaar xummi dhacday, balse ay ka soo barbaxeen intii rabbi u kasay waxaa laga sheegay “wixii lasoo maray ciddii soo sheeka qaadda, hadalka shib alle ha ku siiyo”, haddaba horaanta sanadkii 1991-kii, waxa ay ahayd billoowgii Soomaaliya ay ku sifoowday silaca iyo … Continue reading Meydka socda ee magaalada Muqdisho iyo musiibada taagan !!!